Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah

Taliska Mareykanka qeybtiisa Africa ee loo soo gaabiyo AFRICOM ayaa war qoraal ah oo ay soo saareeen waxaa ay ku sheegeen in duqeyn ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen dagaalyahano tirsan Al-Shabaab. Duqeynta ayaa waxaa fuliyay diyaaradaha Mareykanka oo gacan ka helaya  ciidamada Soomaalida, waxayna duqeynta ka dhacday meel 40Km  Koonfur galbeed kaga toosan … Continue reading Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay duqeyn dhinaca cirka ah